Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Jimco, taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 09-01-1447 oo waafaqsan 04-07-2025, warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamad Sheekh Cali.