Waa taxanayaal aan ugu magacdarnay Barashada Xoolaha iyo Xayawaanaadka + Waano, oo aad todobaad waliba ku dhageysan doontaan Barnaamijka Tarbiyada Caruurta, waxayna si toos ah ubilaabanayaan maalinta Jimcaha ee soo socota.
Hadaba ubadka inagu xiran waxaan kula talineynaa iney ka faa’iideystaan taxanayaashan insha’allaah.