Saturday, July 5, 2025
HomeAll NewsXasan Sheekh oo Lagu Eedeeyay Inuu Dhulbool ka Wado Xaafad Katirsan Muqdisho.

Xasan Sheekh oo Lagu Eedeeyay Inuu Dhulbool ka Wado Xaafad Katirsan Muqdisho.

Qoysas ku nool Xaafadda Siinaay ee magaalada Muqdisho ayaa cabasho ka muujiyay, dhulboob ay ku hayaan Madaxweynaha Dowladda Fedaraalka iyo xubno ganacsato sheeganaya.

Qoysaskan oo ku dhaqan xaafadda Siinaay ee magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, ayaa cabasho kamuujiyay xubno ay wataan madaxweynaha Dowladda Fedaraalka iyo qoyskiisa, kuwaasoo ay sheegeen iney dhulboob ku hayaan kuna wargeliyeen iney ka guuraan guryahooda.

Waxay xueen iney wataan xubnahan ganacsatadaha ah warqado uu soo saxiixay Xasan Sheekh Maxamuud.

Halkaan ka Degso Warka Dhulboobka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.