Saturday, July 5, 2025
HomeAll NewsMaleeshiyaad ku Sugan Gobalka Sh-dhexe oo ka Cabanaya Dayac Dowladeed.

Maleeshiyaad ku Sugan Gobalka Sh-dhexe oo ka Cabanaya Dayac Dowladeed.

Malleeshiyaad taabacsan Dowladda Fedaraalka oo ku sugan gobolka Sh/Dhexe, ayaa cabanaya dayac ay ku sameysya Dowladda Fedaraalka iyo xaalad jiho wareer ah oo ay ku jiraan.

Waxaa marba marka ka dambeysa isa soo tareysa qeylo-dhaanta kasoo yeereysa malleeshiyaadka taabacsan Dowladda Fedaraalka ee ku sugan gobolka Sh/Dhexe.

Qaar kamid ah malleeshiyaadkan oo ku sugan mid kamid ah furimaha gobolka ee ku yaalla aagaga udhaw dhulka deexda ah, ayaa cabasho xooggan ka muujiyay dayac farabadan oo ay ku sameysya Dowladda Fedaraalka.

Halkaan ka Degso Warka Maleeshiyaadka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.