Kooxaha Kacdoon Wadayaasha Suuriya oo la wareegay magaalooyin horleh gacantana ku dhigay askar katirsan nidaamka Nuseyriyada ee Bashaar Al-Asad.
Xogihii ugu dambeeyay ee Xamlada Radcul Cudwaan ee ay Kacdoon Wadayaasha kaga dhawaaqeen Suuriya kaga bogo falanqeyntan hoos.