Beeraha ku yaalla degaannada hoosyimaada magaalada Kuunyo Barrow ee gobolka Sh/Hoose, ayaa sanadkan si wanaagsan ubaxaya maadaama ay isdabab joog ah ugu hoortay nimcada Alle, wixii ay beerteenna si wacan ugu soo baxeen.
Hadaba waxaa degaanno dhowr ah safar ku tegay islamarkaana booqday beero kala duwan, Wariyaheyna Mubaarak Cumar oo warbixintan inooga diyaariyay.