Munaasabad ka dhacday magaalada Jamaame ee gobalka Jubada-hoose ayaa waxaa diyo ku kala qaatay, beelaha Mudulood iyo Dabarre oo kamid ah beelaha dega gobalkaas.
Darwal u dhashay beesha Mudullood ayaa waxa uu si kama’ ah gaari ku jiirsiitay wiil u katirsan beesha Dabarre, waxaana maxkamadda islaamiga ah aybku xukuntay diyo 100 neef ah, iyadoona beesha Dabarre ay walaalahooda u cafiyeen 20 neef oo Geel ah.