Monday, July 7, 2025
HomeAll NewsAbaar ba'an oo Laga soo Sheegayo Deegaanno Katirsan Gobolka Awdal ee Woqooyiga...

Abaar ba’an oo Laga soo Sheegayo Deegaanno Katirsan Gobolka Awdal ee Woqooyiga Soomaaliya.

Inkastoo qeybo badan oo kamid ah dalka ay ka da’een roobab xooggan, ayaa waxaa geesta kale lasoo warinayaan in qaar kamid ah goballada dalka ay ka jiraa abaaro xooggan, kuwaas oo uusan roobku ka da’in.

Qeylo dhaan xooggan ayaa kasoo yeereysa deegaanno katirsan gobalka Awdal ee woqooyiga Soomaaliya, halkaas oo ay ka taagan tahay abaar xooggan.

Odayaasha gobalka ayaa waxa ay baaq udireen dadka muxsiniinta ah ee ku dhaqan gobalka iyo ganacsatada, iyagoona ku boorriyay iney wax taraan dadka tabaaleysan.

Halkaan ka Degso Warka Abaarta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.