Xildhibaan katirsan maamulka la baxay Jubbaland ayaa shirkii Xasan Sheekh Mucaaradka kula yeeshay Muqdisho ku tilmaamay mid aan wax natiijo ah soo kordhin.
Ismaaciil Cabdi Keerow oo ah Xildhibaan katirsan maamulka la baxay Jubbaland ayaa shirkii Xasan Sheekh mucaaradka kula yeeshay xarunta Villa Soomaaliya ku tilmaamay mid wax natiijo ah soo kordhin.
Wuxuu sheegay in madaxweynaha Dowladda Fedaraalka uu xubnaha mucaaradka ushiriyay si uu igu sawir waxa loo yaqaan ula galo, dhanka kalena uu hawlihiisa la xiriira doorashooyinka dhinaca kale ka watay.