Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Jimco, Taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 27-05-1446 oo waafaqsan 29-11-2024, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Sheekh Cali.