Waxaa la baahiyay sawirrada dagaalladii lagu laayay ciidamada Dowladda Fedaraalka ee shalay ka dhacay duleedka magaalada Moqokori ee gobolka Hiiraan.
Sawiradan ayaa waxaa kasoo muuqanaya meydadka askar katirsan Dowladda Fedaraalka oo ay uga carareen goobta dagaalka.