C/raxmaan C/shakuur oo kamid ah hogaamiyayaasha mucaaradka Dowladda Fedaraalka ayaa waxa uu eedeymo ujeediyay Xasan Sheekh.
Siyaasadda uu wado Madaxweynaha Dowladda Fedaraalka ayuu ku sifeeyay mid caqli darro ku dhisan, iyaguna aysan ka daali doonin iney sheegaan khaladaadka uu ku dhaqaaqayo.
Halkaan ka Degso Warka Cabdiraxmaan Cabdishakuur.