Dr Maslax oo kamid ah dhaqaatiirta Soomaaliyeed ayaa in muddo ah jeedinayay xubin caafimaad oo ku baxeysa Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada ee ka baxa idaacadda Islaamiga ah ee Al-Furqaan.
Hadaba maxay xambaarsaneyd xubintaasi? Dr-ka oo aan ka wareysnayay ayaa ka warbixinya.