Taliska Millateriga Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa soo saartay bayaan uu kaga hadlay khasaaraha hordhaca ah ee ka dhashay dagaalkii maanta ka dhacay magaalada Moqokori ee gobolka Hiiraan.
Hadaba intee ayuu la eg yahay khasaaraha gaaray ciidanka Dowladda Fedaraalka.?