Mu’asasada Al-Kataa’ib garabka warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa baahisay sawirada la wareegitaanka ciidanka Mujaahidiinta ee magaalada Moqokori oo dhacda Bariga gobolka Hiiraan.
Sawirada ayaa muujinaya askarta Mujaahidiinta ee la wareegay Moqokori oo ku sugan meelo kala duwan oo kamid ah magaalada.
Halkaan ka Degso Xog ku Saabsan Sawirada.
Halkaan hoose ka daawo sawirada.