Tuesday, July 8, 2025
HomeAll NewsOdayaasha Dhaqanka Saakow oo Bogaadiyay Dagaalkii Lagu Qabsaday Moqokori.

Odayaasha Dhaqanka Saakow oo Bogaadiyay Dagaalkii Lagu Qabsaday Moqokori.

Odaasha ku dhaqan magaalada Saakow ee gobolka Jubada Dhexe ayaa bogaadiyay dagaalkii saakay ay ciidanka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab kula wareegeen Moqokori oo dhacda Bariga gobolka Hiiraan.

Hadaba waxaa odayaashan cod-baahiyaha Al-Furqaan la dhexqaaday islamarkaana wareystay, Wariyaheyna Maxamad Muudeey Abuu Muslim.

Halkaan ka Degso Wareysiga.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.