Dad Horleh oo Ku Shahiiday Duqeymaha ay Yahuuddu Ka Waddo Marinka Qazza, iyadoo Muqaawamada Falastiin ay Fulisay Hawlgallo ka Dhan ah Yahuudda, Kooxo Hubaysan oo Weerar ku Qaaday Markab Xamuul ah oo Marayay Badda Cas.
Qodobadaasi iyo kuwo kale ku dhegeyso Xubinta Qalinka Saxaafadda ee ku baxda Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida.
Halkaan ka Degso Xubinta-Qalinka Saxaaafadda 07-07-2025.