Tuesday, July 8, 2025
HomeAll NewsTaliska Millatariga Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo Diray Farriin Muhiim ah.

Taliska Millatariga Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo Diray Farriin Muhiim ah.[DHAGEYSO]

Taliska Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa ka wrbixiyay dagaalkii shalay ay Mujaahidiinta kula Wareegeen magaalada Moqokori ee gobolka Hiiraan.

Sheekh C/Casiis Abuu Muscab oo ah Afhayeenka Millatariga Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, ayaa waxa shir jiraa’id oo uu qabtay ku faahfaahiyay, weerar culus oo shalay ka dhacay magaalada Moqokori, isagoo geesta kale diray farriin muhiim ah.

Halkaan ka Degso Warka Abuu Muscab

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.