Tuesday, July 8, 2025
HomeAll NewsQarax Khasaare Dhaliyay oo Ciidanka Kenya Lagula Beegsaday Gobolka Mandheera.

Qarax Khasaare Dhaliyay oo Ciidanka Kenya Lagula Beegsaday Gobolka Mandheera.

Guutada qaraxyada ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa qarax la beegsaday kolonyo katirsan ciidamada Kenya oo ku socdaalyaya inta udhaxeysa, magaalooyinka Mandheera iyo Raama ee gobalka Mandheera ee ku hoos jira gumeysiga dowladda Kenya.

Qaraxa ayaa haleelay gaari Kooyal ah oo qeyb ka ahaa kolonyada, waxana dhimasho iyo dhaawac ku noqday askartii saarneyd gaariga, iyadoo uu burburay gaariga.

Marar badan qaraxyo ay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab la beegsatay askarta Kenya waxaa kasoo gaaray khasaarooyin xooggan oo naf iyo maal leh.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.