Tuesday, July 8, 2025
HomeAll NewsMaxbuus in ka Badan 10 Sano u Xirnaa Dowladda Jabuuti oo Xabsiga...

Maxbuus in ka Badan 10 Sano u Xirnaa Dowladda Jabuuti oo Xabsiga Laga sii Daayay.

Maamulka la baxay Soomaaliland ayaa sanadkii 2014-ka waxa uu dowladda Jabuuti u gacan galiyay nin lagu magacaabo Cabdullaahi Sheekh C/raxmaan, kaas oo isagoo indha ka xiray lagu wareejiyay Jabuuti.

Muddo 11 sano ah oo uu Cabdullaahu ku xirnaa xabsi ku yaalla magaalada Jabuuti, ayaa waxaa ugu dambeyn laga sii daayay xabsigii uu ku jiray.

Cabdullaahi ayaa markuu magaalada Hargeysa ka soo degay u mahadnaqay dadkii garab istaagga u muujiyay mudadadii uu xabsiga ku jiray.

Halkaan ka Degso Warka Maxbuuska la Daayay

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.