Wednesday, July 9, 2025
HomeAll NewsDowladda Fedaraalka oo Bahdishay Mid Mamid ah Xubnaha ka Taageera Baraha Bulshada.

Dowladda Fedaraalka oo Bahdishay Mid Mamid ah Xubnaha ka Taageera Baraha Bulshada.

Maalintii shalay waxaa muuqaal calaancal iyo cataaw ah iska soo duubay mid kamid ah ragga sida aadka ah Dowladda Fedaraalka ugu garab siinayay dagaalkeeda ka dhanka ah ku dhaqanka shareecada Islaamka.

Ninkan, ayaa sanadihii lasoo dhaafay wuxuu dhanka baraha bulshada ka taageerayay xukuumadda uu hogaamiyo Xasan Sheekh, isagoo baro uu ku leeyahay internet-ka ku faafinjiray warar been ah oo uu uga gollahaa inuu ku qariyo xaqiiqda taalla fagaaraha dagaalka, dhinca uu la jirana taageero uga muujinaya.

Waxay waayuhu isguraanba wuxuu maanta muddo kadib qarsan waayay, ciilka iyo caloolyowga ay badday Dowladda Fedaraalka iyo bahdilka ay kula dhaqmeysay, isagoona banaanka keenay xaqiiqo uu in muddo ah qarinayay iyo nolosha silica iyo saxariirta ah ee uu ku dhexjiray.

Halkaan ka Degso Warka Ninka la Bahdilay

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.