Tuesday, July 8, 2025
HomeAll NewsSaciid Dani oo Hanjabaad u Diray Dowladda Fedaraalka iyo Maamulka la Baxay...

Saciid Dani oo Hanjabaad u Diray Dowladda Fedaraalka iyo Maamulka la Baxay SS-Khaatumo.

Hogaamiyaha maamulka la baxay Puntland ayaa Dowladda Fedaraalka ujeediyay eedeymo dhowr ah isagoo uhanjabay maamulka la baxay SSC-Khaatumo .

Siciid Cabdullaahu Deni oo ah Hogaamiyaha maamulka la baxay Puntland islamarkaana khilaafyo kala dhaxeeyaan Dowladda Fedaraalka iyo maamulka la baxay SSC-Khaatumo, ayaa hanjabaad iyo eedeymo dhowr ah ukala jeediyay dhinacyadaasi.

Deni ayaa sheegay in Dowladda Fedaraalku ay ka shaqeyneyso dibin daabyada maamulkiisa, kacdoon iyo dagaalna ka waddo gobolka Sanaag.

Halkaan ka Degso Warka Saciid Dani

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.