Dr Xanafi Cabdi Sheekh Aadan oo kamid ah Aqoonyahannada Soomaaliyeed ayaa ka hadlay, dagaalkii cuslaa ee dhawaan Dowladda Fedaraalka looga qabsaday Moqokori ee gobolka Hiiraan.
Wuxuu sheegay iney la wareegitaanka magaaladaasi ka dhigan tahay, guul wayn oo usoo hoyatay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab iyo meel muhiim u ah dhulka ay ka taliso ee lagu maamulo shareecada Islaamka.