Wednesday, July 9, 2025
HomeAll NewsGoogs-goos: Taxane Hindise iyo Hal-Abuur- Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan.

Googs-goos: Taxane Hindise iyo Hal-Abuur- Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan.

Waa taxane cusub oo aan ugu magac darnay Hindise iyo Hal-Abuur, oo aan kusoo gudbin doonno hindisooyinka maadiga iyo kuwa cilmiga ee ay Muslimiintu kusoo biiriyeen xadaarada aadanaha, iyo hal-abuurrada Muslimiinta ee leh fadliga waxyaabo badan oo aan maanta dheefsano, waxaadna maalin waliba oo khamiis ah ku dhageysan doontaan barnaamijka Dhacdooyinka Dunida insha’allaah.

Halkaan ka Degso Goosgoos- Taxane Hindise iyo Hal-Abuur

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.