Multaqo ballaaran oo lagu bogaadinayay weerarkii cuslaa ee ay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab kula wareegeen magaalada Moqokori ayaa ka dhacay Wilaayada Islaamiga Galgaduud, kaasoo ay kaso qeybgaleen hogaanka qaar kamid ah qabaa’ila dega wilaayadaas.
Multaqo Lagu Bogaadiyay Weerarkii Moqokori oo ka Dhacay Degmada Ceeblbuur ee Galgaduud.
RELATED ARTICLES