Friday, July 11, 2025
HomeAll NewsBeesha Isaaq oo Qabiilka Jareerweyne Ucafisay Diyada 100 Neef oo Geel ah.

Beesha Isaaq oo Qabiilka Jareerweyne Ucafisay Diyada 100 Neef oo Geel ah.[DHAGEYSO]

Munaasabad ka dhacday degmada Jilib ee gobolka Jubada Dhexe ayaa waxaa kasoo qeyb galag waxgarad ka kala socday beelaha Jareerweyne iyo Isaaq o kamid ah beelaha Soomaaliyeed.

Labadan beelood ayaa waxaa dbexyiillay diyo dhan 100 neef oo Geel ah oo ay xukuntay maxkamadda shareecada Islaamka, laguna lahaa beesha Jareerweyne oo horay udishay wiil udhashay qabiilka Isaaq.

Halkaan ka Degso Warka Diyada

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.