Saturday, July 12, 2025
HomeAll NewsJabhadda Mucaaradka ee OLA oo Deegaanno Horleh Kala Wareegtay Ciidanka Itoobiya.

Jabhadda Mucaaradka ee OLA oo Deegaanno Horleh Kala Wareegtay Ciidanka Itoobiya.

Wararka ka imaanaya dalka Itoobiya ayaa ku waramaya, in wali goballo katirsan dalkaas ay ka socdaan dagaallada culus ee u dhexeeya ciidamada millatariga xukuumadda Adis Aababa iyo kooxaha mucaaradka ah ee ka dhisan dalkaas.

Jabhadda Oromada ee magaceeda loosoo gaabiyo OLA ayaa waxaa lasoo warinayaa iney la wareegtay deegaanno horleh oo ku yaalla gobalka Oromiya ee dalka Itoobiya, kadib dagaallo ay la gashay ciidanka xukuumadda.

Goobjoogayaal ku sugan magaalooyinka Metekel iyo Kamashi ee dalka Itoobiya ayaa soo sheegaya in maleeshiyada jabhadda OLA ay si deg deg isugu fidinayaan gobolkaasi, waxayna maleeshiyadan dhowr bilood ka hor deggaannadan kasoo galeen mandiqadda Wollega.

Halkaan ka Degso Warka Itoobiya

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.