Saturday, July 12, 2025
HomeAll NewsMaamulka ay Itoobiya ka Dhisatay Dhulka Soomaali-galbeed oo Xabsiga Dhigay Nin Ganacsade...

Maamulka ay Itoobiya ka Dhisatay Dhulka Soomaali-galbeed oo Xabsiga Dhigay Nin Ganacsade ah.

Wararka ka imaanaya dhulka Soomaali-galbeed ee ku hoos jira gumeysiga Dowladda Itoobiya ayaa ku waramaya, in ciidamada u shaqeeya maamulka ay Xabashidu ka dhisatay dhulkaas ay kordhiyeen dhibaatada ay ku hayaan bulshada.

Mid kamid ah ganacsatada degmada Bookh ee dhulka Soomaali-galbeed ayay xabsiga utaxaabeen, Taysiir Jaamac Barre oo kamid ah ganacsayada magaalada.

Ninkaan oo saacadihii lasoo dhaafay soo ka hadlay dhibaatooyinka uu maamulka Itoobiya ku daaban ka wado mandiqadda ayaa waxa ay sababtay iney gurigiisa ku weeraraaan, iyagoo jirdil xooggan u geystay kadibna xabsiga utaxaabay.

Halkaan ka Degso Warka Soomaali-galbeed

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.