Waxaa isbitaallada magaalada Muqdisho ka buuxa dhaawacyada ciidamada Dowaldda Fedaraalka ee kusoo waxyeelloobay dagaalada ka socda gobolka Hiiraan ee dhaca bartmaha Soomaaliya.
Dhaqaatiirta ayaa gacmaha ka taagatay bukaada qaar, waxayna Xildhibaanno iyo wasiiro booqday sheegeen, in dalka wax looga qaban waayay dibadane loo qaado.