Sunday, July 13, 2025
HomeAll NewsQaraxyo Khasaare Dhaliyay oo Xalay ka Dhacay Baydhabo.

Qaraxyo Khasaare Dhaliyay oo Xalay ka Dhacay Baydhabo.

Guutada qaraxyada ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa xalay labo qarax ka fuliyay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.

Qaraxyadan ayaa lala beegsaday ciidamo katirsan sirdoonka Dowladda Fedaraalka oo degan madxtooyadii hore ee magaalada Baydhabo, waxaana jira khasaare soo gaaray.

Hawlgallada ay ciidanka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ka fulinayaan magaalada Baydhabo ayaa noqday kuwo joogto ah oo had iyo jeer lagu dhiig bixiyo, askarta kala duwan ee ku sugan magaaladaas.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.