Sunday, July 13, 2025
HomeAll NewsArday ka Qalin Jabisay Dugsiga Sare ee Al-Macrifa oo Munaasabad Loogu Qabtay...

Arday ka Qalin Jabisay Dugsiga Sare ee Al-Macrifa oo Munaasabad Loogu Qabtay Bu’aale.

Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo toddobaadkan ka dhacday masaajidka Jaamica degmada Bu’aale ee wilaayada islaamiga ah ee Jubbada dhexe, ayuu maktabka tarbiyada iyo tacliinta ee Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab kusoo gabagabeyay dufcada 2-aad arday ka qalin fushay machadka Al-macrifah Al-thaanawi oo ka mid ah macaahidda uu gacanta ku hayo maktabkaasi.

Ardayda xafladdooda loo fadhiyay ayaa ka gudbay marxalad wabarasho oo usoo socotay muddo 4 sano ah, waxaana dufacdan labaad ay machadka Al-macrifah Al-thaanawi ee lagu barto culuumta sharciga ah iyo tajriibiga soo galeen 1443-dii, kolkaas oo uu machadku soo gabagabeeyay dufcada 1-aad ee ardaydan ka horreysay.

Halkaan ka Degso Warka Munaasabadda

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.