Magaalada Muqdisho waxaa maalintii shalay ka dhacay iska hor-imaaad culus oo u dhaxeeyay ciidamo kawada tirsan Dowladda Fedaraalka, kaas oo geystay khasaare nafeed.
Dagaalka ayaa waxa uu si gaar ah kaga dhacay degmada Dharkeenley ee magaalada Muqdisho, waxaana la xaqiijiyay in ay ku dhinteen 2 askari.
Ciidamada ayaa lasoo warinayaa iney isku qabteen lacago baad ah oo ay ka qaadeen dadka shacabka ah, taas oo ugu dambeyn sababtay iney dagaallamaan askarna iska dilaan.
Halkaan ka Degso Warka Muqdisho