Monday, July 14, 2025
HomeAll NewsSarkaal Niyad Jabsan oo Sheegay Ineysan Waxba Soo Kordhineyn Joogitaankooda Maxaas.

Sarkaal Niyad Jabsan oo Sheegay Ineysan Waxba Soo Kordhineyn Joogitaankooda Maxaas.

Sarkaal katirsan Dowladda Fedaraalka kana mid ah ciidankii kusoo jabay dagaalladii mudooyinkii lasoo dhaafay ka dhacayay Hiiraan, ayaa sheegay in joogitaankooda maxaas uusan waxba usoo kordhineyn.

Cismaan Xuseen Guure oo ah sarkaal katirsan Dowladda Fedaraalka kana mid ah ciidankii lagu jabiyay dagaallada muddooyinkii lasoo dhaafay ka dhacayay gobolka Hiiraan, ayaa sheegay in joogitaankooda magaalada Maxaas oo ay firxad ku tageen waxba usoo kordhineyn.

Ninkan ayaa kadib jabkooda billaabay inuu warbaahinta lasoo istaago rabitaankooda ku aadan, ku biiritaanka Dowladda Itoobiya iyo iney noqonayaa wax uu ku sheegay Kelinka Lixaad.

Halkaan ka Degso Warka Sarkaalka

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.