Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Isniin ah oo ay taariikhda Hijrigu ku beegantahay 19-01-1447 oo waafaqsan 13-07-2025, Warka Habeennimo waxaa soo jeedinaya Axmed Cabdullaahi.
Halkaan ka Degso War-Habeen-13-07-2025