Monday, July 14, 2025
HomeAll NewsGudoomiyaha Tardo oo Xaqiijiyay iney ka Firxadeen Halkaas Al-Shabaabna ay Qabsadeen Deegaanka.

Gudoomiyaha Tardo oo Xaqiijiyay iney ka Firxadeen Halkaas Al-Shabaabna ay Qabsadeen Deegaanka.

Cismaan Xuseen Guure oo ah gudoomiyaha degaanka Tardo ugu magacaaban maamulka la baxay Hirshabeelle, ayaa sheegay in ka carareen degaanka Tardo ee gobalka Hiiraan, halkaasna ay gudahana usoo galeen ciidanka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Wuxuu sheegay iney ku kala firxadeen hawdka, isagoo sheegay iney degaanka uga baxeen caqabado haysta meel ay aaddan aysan aqoon.

Halkaan ka Degso Warka Gudoomiyaha Tardo

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.