Idaacadda Islaamiga ah ee Al-Andalus ayaa wareysi gaar ah la yeelatay Sheekh Guuleed Abuu Nabhaan Waaliga wilaayada Islaamiga ah ee Hiiraan, wuxuuna wareysigu taabanayaa dhinacyo kala duwan.
Waaliga ayaa ka hadlay la wareegitaanka degaanka Tardo ee ciidanka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, askar kasoo goosanaya Dowladda Fedaraalka oo kusoo qulqulaya degaannada uu ka taliyo maamulka Islaamiga ah iyo xaaladda guud ee gobolka.