Tuesday, July 15, 2025
HomeAll NewsArday ka Qalinjabisay Madarasada Ummul-Quraa Faaraceeda Magaaalada Buurdhuxunle ee Bakool.

Arday ka Qalinjabisay Madarasada Ummul-Quraa Faaraceeda Magaaalada Buurdhuxunle ee Bakool.

Waxaa magaalada Buurdhuxunle ee gobolka Bakool ka dhacday xaflad si heer sare ah loosoo agaasimay oo ay ku qalinjabinayeen arday gaaraya 20 arday oo isugu jira wiilal iyo gabdho.

Ardaydan ayaa ka aflaxay madarasada Ummul-Quraa ee ku taalla magaaladaas, waxayna barteen Qur’aanka Kariimka iyo culuumtiisa.

Xafladda waxaa kasoo qeygalay marti sharaf kala duwan oo ay kamid yihiin culimo, mas’uuliyiin, waalidiin iyo waxgarad.

Halkaan ka Degso Warka Ardayda

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.