Ciidamada Shisheeye ee Uganda ayaa madaafiic ku garaacay deegaan lagu magacaabo Jowhar Awdheegle oo hoostaga degmada Awdheegle ee gobalka Sh-hoose, waxayna halkaas ku dileen labo ruux oo shacab ah, halka ay ku dhaawaceen hal ruux.
Halkaan ka Degso Warka Madaafiicda