Tuesday, July 15, 2025
HomeAll NewsDab Geystay Khasaare Kala Duwan oo ka Kacay Degmada Wardhiigley ee Magaalada...

Dab Geystay Khasaare Kala Duwan oo ka Kacay Degmada Wardhiigley ee Magaalada Muqdisho.

Dabkan oo ahaa mid xooggan ayaa waxaa ka dhahsay waxyeello nafeed iyo mid hantiyeed, wuxuuna gubay guryo ku yaalla xaafad katirsan degmada Wardhiigley.

Wararka la helayo waxay sheegaya in dabkan oo ka bilowday koronto uu ku dhaawacmay wiil, halka ay ku gubteen labo guri, waxaana ka hadlay qaar kamid ah dadkii goobjoogga u ahaa dhacdadan.

Halkaan ka Degso Warka Dabka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.