Maalintii shalay waxaa beerta Libaaxyada ee ku taalla magaalada Hargeysa libaax ku dhaawacay nin dhimirka looga jiro, kasoo dadkii goobjoogga u ahaa ay sheegeen inuu isagu derbiga uga booday.
Muuqaal laga soo duubay ninkan ayaa lagu arkayay mid kamid ah libaayada ku jiray beerta oo waxyeello ugeysanaya, inkastoo si deg deg ah loogu gurmaday.
Halkaan ka Degso Warka Libaaxa