Taliska ciidanka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa bayaan kasoo gaaray khasaaraha ka dhashay weerar nafhurnimo ah oo shalay ka dhacay duleedka degmada Afgooye ee gobolka Sh/Hoose.
Camaliyaddan ayaa waxaa lala beegsaday kolonyo ka kooban askarta shisheeyaha Uganda iyo ciidamada Dowladda Fedaraalka.
Halkaan hoose ka akhriso khasaaraha ka dhashay weerarkan nafhurnimada ah.