Sunday, July 20, 2025
HomeAll NewsCiidamada Xisbada ee Degmada Salagle oo Goob Fagaare ah ku Gubay Waxyaabo...

Ciidamada Xisbada ee Degmada Salagle oo Goob Fagaare ah ku Gubay Waxyaabo Dhacay.

Kadib howlgallo ay ciidamada Xisbada ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ka sameeyeen degmada Salagle ee wilaayada Islaamiga ah ee Jubada-dhexe, ayaa waxa ay kusoo heleen waxyaabo dhacay oo lagu iibinayay suuqa magaalada.

Ciidanka Xisbada ayaa waxa ay goob fagaare ah ku gubeen raashin iyo dawooyin dhacay oo lagu iibinayay qaar kamid ah xarumaha ganacsiga ee Salagle, iyadoo odayaasha degmada ay si diirran usoo dhaweeyeen arrinkaan.

Halkaan ka Degso Warka Howlgalka Xisbada

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.