Friday, July 18, 2025
HomeAll NewsDhageyso: Xubinta Qalinta Saxaafadda ee ku Baxda Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida.

Dhageyso: Xubinta Qalinta Saxaafadda ee ku Baxda Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida.

Maamulka Yahuudda ah ayaa Saacadihii lasoo dhaafay Geestay xasuuqyo ka dhan ah Dadka Shacabka ah ee Ku nool Jiidda Qazza, iyadoona Muqaawamada Falastiin ay Fulliyeen Weeraro lagu Laayay Askarta Yahuudda. Dagaallo Culus oo udhaxeeyay Ciidamada Xukuumadda Khartuum iyo Maleeshiyaadka RSF ayaa kadhacay Dalka Suudaan.

Qodobadaasi iyo kuwo kale ku dhegeyso Xubinta Qalinka Saxaafadda ee ku baxda Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida.

Halkaan ka Degso Xubinta-Qalinka Saxaafada 17-07-2025

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.