Friday, July 18, 2025
HomeAll NewsAl-Kataa'ib oo Baahisay Filimkii Moqokori.

Al-Kataa’ib oo Baahisay Filimkii Moqokori.[WARBIXIN]

Al-Kataa’ib Al-Ikhbaariyah ayaa casar liiqii galabta baahisay muuqaal aad u xiisa badan oo lagu soo bandhigaya dagaalkii cuslaa ee ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab kula wareegeen dagmada istiraatiijiga ah ee Moqokari, taas oo dhacda Bariga gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya.

Muuqaalkan oo kusoo baxay Afafka Carabiga iyo Soomaaliga lana daawan kara qadar ka badan Toban daqiiqa ayaa waxaa qaybihiisa hore lagu soo bandhigayaa ciidamada dowladda Fadaraalka oo isku aruursanaya magaalada Moqokari kadib markii ay gacantooda ka baxday magaalada istiraatiijiga ee Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe.

Halkaan ka Degso Warbixinta.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.