Kani waa taxane aan ugu magac darnay Usama-Falka Labada Waalid, kaas oo caruurta soo koresysa ay ka faa’iidi doonaan towjiihaad diini ah oo ku aaddan sidii ay ugu sama-fali lahaayeen waalidkooda, waxaana soo jeedinaya Sheekh Cabdul Ilaah Abuu Khaalid.