Monday, July 21, 2025
HomeAll NewsDhageyso: Xubinta Su’aasha Furan ee Barnaamijka Diiradda Jimcaha.

Dhageyso: Xubinta Su’aasha Furan ee Barnaamijka Diiradda Jimcaha.

Diiradda Jimcaha oo ah baraamij todobaadle ah ayaa waxaa ku baxa xubin aan ugu magac darnay ”Su’aasha Furan”, taasoo todobaad waliba dhegeystaasha lagu waydiiyo su’aal muhiim ah iyagauna ay ka bixiyaan jawaabo ka tarjumaya aragtidooda.

Dhageystayaasha ayaa waxa ay todobaadkaan ka jawaabeen su’aal ku saabsaneyd dhibaatada tahriibka dhalinyarada Soomaalida, iyo waxyaabaha ku kallifa iney dalkooda ka tahriibaan.

Halkaan ka Degso Xubinta Su’aasha Furran

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.