Maaliintii shalay roob xooggan ayaa ka da’ay magaalada Sallaxleey ee oo dhanka Koonfureed kaga beegan caasimadda Hargeysa ku taalla Waqooyiga Soomaaliya.
Roobkan oo ahaa mid wayn ayaa deegaanka Biyo dhigay, waxaana halkaasi ku dhintay 2 ruux, kadib markii uu Danab ama Biriqi ku dhacday intii ay da’aysay raxmadda Alle.