Sunday, July 20, 2025
HomeUncategorizedJufo Katirsan Beesha Murusade oo Nabadoon ku Caleema Saaratay Deegaan Hoostaga Galhareeri.

Jufo Katirsan Beesha Murusade oo Nabadoon ku Caleema Saaratay Deegaan Hoostaga Galhareeri.

Munaasabadaan oo ka dhacday deegaanka Caafi oo hoostaga degmada Galhareeri ee wilaayada islaamiga ah ee Galgaduud ayaa waxaa nabadoon ku dooranayay, jufada Cabdalle Sabti oo katirsan Beesha Murusade.

Jufada ayaa dooratay Nabadoon Cali Nuur Cadaawe oo loo yaqaano (Cali Salaaad) waxaana munaasabadda kasoo qeyb galay marti kala duwan oo uu ku jiro waaliga wilaayada islaamiga ah ee Galgaduud.

Halkaan ka Degso Warka Beesha Murusade

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.