Saturday, July 19, 2025
HomeAll NewsMeydka Nin Waayeel ah oo Laga Helay Duleedka Xerada Qaxootiga Ifo ee...

Meydka Nin Waayeel ah oo Laga Helay Duleedka Xerada Qaxootiga Ifo ee ku Taalla Dhulka NFD.

Xerada qaxootiga Ifo ee katirsan gobolka Gaarisa oo kamid ah dhulka Soomaaliyeed ee ay gumeysato, ayaa saacadihii lasoo dhaafay waxaa meel duleedka ka ah laga helay meydka nin waayeela oo Soomaali ah.

Ninkan ayaa si gaar ah looga arkay meydkiisa halka loo yaqaan warta Labo Siigaale ee dhacda duleedka xeradan, lamana oga cidda dilkiisa ka dambeysay, balse waxaa jirkiisa ka muuqda caalamado muujinaya in jirdil loo geystay oo ay kamid tahay ul lagu garaacay.

Isbitaalka xerada Ifo ayaa la dhigay waana la aqoonsan la yahay xataa magaciisa lama garanyo waxaana la baadigoobayaa ehelkiisa.

Halkaan ka Degso Warka IFO

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.