Sunday, July 20, 2025
HomeAll NewsIngariiska oo si Lama Filaan ah Albaabada Isugu Dhuftay Saldhigii uu ku...

Ingariiska oo si Lama Filaan ah Albaabada Isugu Dhuftay Saldhigii uu ku Lahaa Beydhabo.

Xukuumadda London ayaa shaacisay iney isaga guurtya saldhig ciidan oo ay ku lahaayeen gudaha magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.

Safiirka dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya ninka lagu magacaabo Charles Nicholas King, ayaa shaaciyay iney isaga guureen saldhigan oo ay ku tababarijireen ciidamada maamulka la baxay Koonfur Galbeed.

Sanadkii 2019-kii ayey Ingiriisku saldhiga ka furteen magaalada Baydhabo, waxayna maamulka la baxay Koonfur Galbeed ka taageerayeen dhanka tababarka ciidan, iyadoo halkaasi ay ku sugnaayeen tababarayaal ka socda dowladdaas, waxayna sido kale siinayeen hub iyo qalab Millateri.

Halkaan ka Degso Warka Ingariiska

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.